Saddex waxyaabood oo ay tahay inaad is weydiiso curashada sanadkan cusub ee 2020?

Haddey geeri ku deyso, gabow baan ku deyneyn. Waa hubaal, in qof weliba geeri sugeyso; maalin aad moogantahayna, mowtka lagama maarmaan noqon doono. Hase ahaatee, qof kasta oo kashuu kuu noolaado helay-waxaa waajib ku ah inuu garto, hadafka ugu weyn ee loo keenay adduunyada. Shalay manta kuula mid maaha. Sanadki hore wuu kaaga duwanyahay kan … Continue reading Saddex waxyaabood oo ay tahay inaad is weydiiso curashada sanadkan cusub ee 2020?